fbpx
Saturday, June 3, 2023
HomeWararkaWasiirka Beeraha Oo Hadhimo U Sameeyay Xildhibaanadda Kulmiye Ee Golaha Wakiiladda

Wasiirka Beeraha Oo Hadhimo U Sameeyay Xildhibaanadda Kulmiye Ee Golaha Wakiiladda

    

Wasiirka wasaaradda beeraha Somaliland Axmed Muumin Seed, ayaa maanta Hadhimo Sharafeed u sameeyay xildhibaanadda cusub ee xisbiga Kulmiye ee golaha Wakiiladda iyo xubnaha isbaahaysiga ee xisbiyadda mucaaradka ka soo goostay.

Sidoo kale waxaa qado sharaftaasi ka soo qayb galay xubno ka mida golaha wasiirrada Somaliland oo uu ka mid ahaa wasiirka warfaafinta Saleebaan Cali Koore, iyo masuuliyiin kale.

Munaasibadaasi qado sharafta ahayd waxa kaloo joogay saddexda xubnood ee xisbiga Kulmiye u soo sharaxay in ay noqdaan shir-guddoonka cusub ee golaha Wakiiladda Somaliland.

Kuwaasoo uu hormood u ahaa xildhibaan Yaasiin Xaaji Maxamuud Xiir (faratoon), oo ah xubinta uu xisbiga Kulmiye u soo shirrabay guddoomiyaha golaha Wakiiladda ee cusub.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Arimaha Diinta

Afsoomaaliga buugaagta ku qoran ma badna, inta qoranna dhanka samaha uma badna…..” Sh. Mustafe Xaji Ismacil

Afsoomaaliga buugaagta ku qoran ma badna, inta qoranna dhanka samaha uma badna…..” Sh. Mustafe Xaji Ismacil

Sheekh Almis Yaxye Oo Ku Baaqay in la sameeyo Jeegaan Diimeed..Daawo

Sheekh Almis Yaxye Oo Ku Baaqay Jeegaan Diimeed..Daawo

Sidee Loo Helaa Macaanka Cibaadada” Sheekh Maxamed Cumar Dirir.

Sidee Loo Helaa Macaanka Cibaadada" Sheekh Maxamed Cumar Dirir.

Tafsiir Gaagaaban || Casharka 189 aad || Al-Maa’ida 48-50… Soo Jeedinta Sh. Maxamed Sh. Cumar Dirir

Tafsiir Gaagaaban || Casharka 189 aad || Al-Maa'ida 48-50... Soo Jeedinta Sh. Maxamed Sh. Cumar Dirir

Sh. Mustafe X.Ismaaciil Haaruun Cudurada Qalbiga Ku dhaca (Al Qalbu Saliim)

Sh. Mustafe X.Ismaaciil Haaruun Cudurada Qalbiga Ku dhaca (Al Qalbu Saliim)