fbpx
Thursday, March 28, 2024
HomeWararkaHawl-wadeenno W. Maaliyadda ka Tirsan Oo Shahaadooyin Lagu Maamuusay

Hawl-wadeenno W. Maaliyadda ka Tirsan Oo Shahaadooyin Lagu Maamuusay

    

Wasiirka Wasaaradda horumarinta Maaliyadda Somaliland ayaa maanta soo xidhay kulan muddo laba maalmood ah shaqaalaha iyo maauuliyiintaaai uga socday magaalada Hargeysa.
Kulankaasi waxaa ka qayb galay masuuliyiinta sar sare, madaxda waaxyabaha iyo qaar kamida howl-wadeenada Wasaaraddaasi, ayaa shahaadooyin guddoonsiiyey 42 xubnood oo loo aqoonsaday dadkii ugu firinfircoonaa shaqada sanadkii la soo dhaafay.
Kulankan oo ujeedadiisu ahayd  qiimeyn iyo dar-dar gelin howlaha Wasaaradda ah, ayaa intii uu socday waxa lagu gorfeeyey, laguna qiimeeyey habsami-u-socodka qorshaha dakhli soo-saarka iyo dardar-gelinta adeegyada kale ee ay qabtaan Waaxyaha Wasaaraddu.
Iyadoo ay ka qaybgaleyaashu ku soo bandhigeen fikradooda iyo caqabadaha barbar socda shaqada.


Munaasibad loo qabtay gebgabadii kulankaasi oo ay ka qaybgaleen, Wasiirka, Wasiir ku-xigeenka, Agaasimaha guud, Agaasime-waaxeedyada Wasaaraddaasi, Xisaabiyaha guud ee Qaranka iyo howl-wadeeno ka socday waaxyaha Wasaaradda, ayaa waxa ugu horayn hadal dardaaran ka jeediyey Agaasimaha guud ee Wasaaraddaasi Maxamed Cabdi Gurxan.
Xisbiyaha guud ee Qaranka Axmed Daa’uud, Agaasimaha Waaxda cududa shaqaalaha Wasaaradda horumarinta Maaliyadda iyo xubno kale oo halkaasi ka hadlay, ayaa shaqaalaha ku dhiiri-geliyey in ay tallooyinka kulanka laga soo jeediyey ku dabaqaan shaqada ay hayaan.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Arimaha Diinta

Afsoomaaliga buugaagta ku qoran ma badna, inta qoranna dhanka samaha uma badna…..” Sh. Mustafe Xaji Ismacil

Afsoomaaliga buugaagta ku qoran ma badna, inta qoranna dhanka samaha uma badna…..” Sh. Mustafe Xaji Ismacil

Sheekh Almis Yaxye Oo Ku Baaqay in la sameeyo Jeegaan Diimeed..Daawo

Sheekh Almis Yaxye Oo Ku Baaqay Jeegaan Diimeed..Daawo

Sidee Loo Helaa Macaanka Cibaadada” Sheekh Maxamed Cumar Dirir.

Sidee Loo Helaa Macaanka Cibaadada" Sheekh Maxamed Cumar Dirir.

Tafsiir Gaagaaban || Casharka 189 aad || Al-Maa’ida 48-50… Soo Jeedinta Sh. Maxamed Sh. Cumar Dirir

Tafsiir Gaagaaban || Casharka 189 aad || Al-Maa'ida 48-50... Soo Jeedinta Sh. Maxamed Sh. Cumar Dirir

Sh. Mustafe X.Ismaaciil Haaruun Cudurada Qalbiga Ku dhaca (Al Qalbu Saliim)

Sh. Mustafe X.Ismaaciil Haaruun Cudurada Qalbiga Ku dhaca (Al Qalbu Saliim)