22.1 C
Hargeisa
Thursday, February 9, 2023

Gudida Joogtada Ah Ee Golaha Guurtida Oo Sheegay In Wasiir Saajin Dafiray Cabashada Kasoo Yeedhay Gaadiidlayda Iyo Muruq-maalka Magaalada Wajaale

Gudida joogtada ee golaha guurtida Somaliland oo maantakulan la qaatay wasiirka ganacsiga iyo warshadaha Somaliland Maxamuud saajin xasan ayaa sheegay in uu wasiirka usheegay in aanay jirin cid ka cabanaysa khudarta iyo gaadiilayda xili labadii todobaad ee udanbeeyay ay cabasho xoogani kazoo yeedhay shacabka suuqa gobonimo,gaadiidlayda iyo xoogsatada magaalada wajaale oo shaqadoodii shirkad gaar ahi ku haysato

Sidoo kale gudida joogtada ah ee golaha guurtida ayaa si khaldan uga xog warantay cabashada bulshada iyagoo sheegay in ay tageen suuqa xisbiga ee gobonimo xili cabashada bulshada wajaale aanay ukuurgalin samaynina wax xaqiiqo raadin ah.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

la Xidhiidha

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisement -

Arimaha Diinta