fbpx
Wednesday, June 7, 2023
HomeWararkaDAAWO;-Dawlada Hoose Ee Degmada Gabiley Oo Maalgalin Ganacsi Usamaynaysa 15 Qoys Oo...

DAAWO;-Dawlada Hoose Ee Degmada Gabiley Oo Maalgalin Ganacsi Usamaynaysa 15 Qoys Oo danyar AH.

Maamulka Dawladda Hoose Ee Degmada Gabiley Ayaa sanadkii labaad oo xidhiidha uhir-Galisay Maal galin ganacsi oo lagu kaabayo qoysaska danyarta ee hayntoodu yar tahay ee ku nool gobolkaasi. Kaasi oo ay hirgalinayso xafiiska diwanka sakada ee gobolka gabiley.

150 qoys ayaa saaka ka faa’idaystay fursaddan maamulka dawladda hoose danyarta ku garab istaagayeen , waxaana si rasmiya Ufuray duqa magaaladaasi Maxamed Amiin Cumar Cabdi oo ay weheliyaan masuuliyiinka tirsan xukuumadda Somaliland iyo maamulka gobolku ku wareejiyeen dhaqaalihii loo qorsheeyay. Qoysaskan.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Arimaha Diinta

Afsoomaaliga buugaagta ku qoran ma badna, inta qoranna dhanka samaha uma badna…..” Sh. Mustafe Xaji Ismacil

Afsoomaaliga buugaagta ku qoran ma badna, inta qoranna dhanka samaha uma badna…..” Sh. Mustafe Xaji Ismacil

Sheekh Almis Yaxye Oo Ku Baaqay in la sameeyo Jeegaan Diimeed..Daawo

Sheekh Almis Yaxye Oo Ku Baaqay Jeegaan Diimeed..Daawo

Sidee Loo Helaa Macaanka Cibaadada” Sheekh Maxamed Cumar Dirir.

Sidee Loo Helaa Macaanka Cibaadada" Sheekh Maxamed Cumar Dirir.

Tafsiir Gaagaaban || Casharka 189 aad || Al-Maa’ida 48-50… Soo Jeedinta Sh. Maxamed Sh. Cumar Dirir

Tafsiir Gaagaaban || Casharka 189 aad || Al-Maa'ida 48-50... Soo Jeedinta Sh. Maxamed Sh. Cumar Dirir

Sh. Mustafe X.Ismaaciil Haaruun Cudurada Qalbiga Ku dhaca (Al Qalbu Saliim)

Sh. Mustafe X.Ismaaciil Haaruun Cudurada Qalbiga Ku dhaca (Al Qalbu Saliim)