Wasiirkii hore ee wasarada shaqada iyo arimaha bulshada Somaliland marwo hinda jaamac xirsi ayaa ka hadashay sida ay u aragto xilka qaadista madaxwayne biixi ku sameeyay maalintii shalay ahayd
Sidoo kale wasiir hinda ayaa xilk qaadisteeda ku sheegtay in ay tahay sunaha dawladnimo