Friday, April 26, 2024
HomeWararkaWar-Saxaafadeed: Shirkadaha Dahabshiil Group oo $500,000 ugu deeqay gurmadka dadkii ku waxyeeloobay...

War-Saxaafadeed: Shirkadaha Dahabshiil Group oo $500,000 ugu deeqay gurmadka dadkii ku waxyeeloobay qaraxyadii ka dhacay isgoyska Zoobe.

Muqdisho(Haldoor news):-Guddoomiyaha iyo Maamulka sare ee Shirkadaha Dahabshiil Group waxay Tacsi u dirayaan eheladda dadka ku waxyeeloobay qaraxyadii ka dhacay isgoyska Zoobe ee Mogadishu.
Shirkadda Dahabshill Group, iyada oo la qeybsanaysa dadka Soomaalida murugada iyo xanuunka ka dhashay qaraxyadii zoobe, waxaya lacag dhan $500,000 ugu deeqday dadkii ku waxyeeloobay qaraxyadaasi.
Shirkaddu waxay $250,000 ugu deeqday dadka dhaawaca ah, $250,000 kalena waxa la siin doono ganacsatadii yaryarayd ee ganacsigoodii ku waayey qaraxa, iyadoo dhamaantood loogu shubi doono account-kooda eDahab.
Shirkadda waxay deeqdan u xilsaartay guddi madax bannaan oo kormeeri doona qaybinta deeqda,
Sidoo kale, shirkadda Dahabshiil group waxa ay dhaafi doontaa dhammaan khidmadaha laga qaado dadka doonaya in ay lacago tabarrucaad ah sii marsiiyaan guddiga madaxa bannaan ee Dahabshiil Group.
Ugu danbeyntii, Shirkadda Dahabshiil Group waxay markale tacsi u diraysaa dhammaan ehellada iyo qoysaska dadkooda ku waayay qaraxyadii Zoobe.
Wa billaahi Tawfiiq
RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Arimaha Diinta

Ma doonaysaa inaan Saddaqo ku Darsato Masaajid?

Magaalada Kassel ee Dalka Germany oo ay Deganyihiin qiyaastii Somalida ugu badan Dalkani waxaa ka socda Khayr fara-badan oo mudan in lagala Qayb qaato. Gudida...

Afsoomaaliga buugaagta ku qoran ma badna, inta qoranna dhanka samaha uma badna…..” Sh. Mustafe Xaji Ismacil

Afsoomaaliga buugaagta ku qoran ma badna, inta qoranna dhanka samaha uma badna…..” Sh. Mustafe Xaji Ismacil

Sheekh Almis Yaxye Oo Ku Baaqay in la sameeyo Jeegaan Diimeed..Daawo

Sheekh Almis Yaxye Oo Ku Baaqay Jeegaan Diimeed..Daawo

Sidee Loo Helaa Macaanka Cibaadada” Sheekh Maxamed Cumar Dirir.

Sidee Loo Helaa Macaanka Cibaadada" Sheekh Maxamed Cumar Dirir.

Tafsiir Gaagaaban || Casharka 189 aad || Al-Maa’ida 48-50… Soo Jeedinta Sh. Maxamed Sh. Cumar Dirir

Tafsiir Gaagaaban || Casharka 189 aad || Al-Maa'ida 48-50... Soo Jeedinta Sh. Maxamed Sh. Cumar Dirir
Exit mobile version