Tuesday, October 22, 2024
HomeArticlesTacsi Tiiraanyo leh!

Tacsi Tiiraanyo leh!

Tacsi Tiiraanyo leh!
Dhamaan Bahda Haldoornews Meel ay Joogaanba Waxay ka tacsiyaynayaa Maxamuud Cabdi Jaamac (Xuuto) iyo reer Cabdi Jaamac dhamaantood oo hooyadood Aamina Cabdi Cali caawa (Xalay) ku geeriyootay Hargeysa.
Ilaahay naxariistii Janno ha ugu deeqo Janooyinkiisana ha ku abaaliyo.
Samir iyo iimaan dhamaantiin.
RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Arimaha Diinta

Ma doonaysaa inaan Saddaqo ku Darsato Masaajid?

Magaalada Kassel ee Dalka Germany oo ay Deganyihiin qiyaastii Somalida ugu badan Dalkani waxaa ka socda Khayr fara-badan oo mudan in lagala Qayb qaato. Gudida...

Afsoomaaliga buugaagta ku qoran ma badna, inta qoranna dhanka samaha uma badna…..” Sh. Mustafe Xaji Ismacil

Afsoomaaliga buugaagta ku qoran ma badna, inta qoranna dhanka samaha uma badna…..” Sh. Mustafe Xaji Ismacil

Sheekh Almis Yaxye Oo Ku Baaqay in la sameeyo Jeegaan Diimeed..Daawo

Sheekh Almis Yaxye Oo Ku Baaqay Jeegaan Diimeed..Daawo

Sidee Loo Helaa Macaanka Cibaadada” Sheekh Maxamed Cumar Dirir.

Sidee Loo Helaa Macaanka Cibaadada" Sheekh Maxamed Cumar Dirir.

Tafsiir Gaagaaban || Casharka 189 aad || Al-Maa’ida 48-50… Soo Jeedinta Sh. Maxamed Sh. Cumar Dirir

Tafsiir Gaagaaban || Casharka 189 aad || Al-Maa'ida 48-50... Soo Jeedinta Sh. Maxamed Sh. Cumar Dirir
Exit mobile version