16.4 C
Hargeisa
Monday, December 5, 2022

Maayadka Laascaanood Oo Bulshadda Ugu Baaqay In Ay Xarunta Nafaqaynta Caruurtoodda Geeyaan

    Maayarka magaaladda Laascaanood ayaa ugu baaqay qoysaska barokaceyaasha ah xarunta nafaqaynta caruurta oo ku taalla cusbitaalka guud ee Laascaanood.

C/casiis Xuseen Taarwale, waxa uu sheegay in xaruntaasi oo ka dhex furan cusbitaalka Laascaanood loogu tallo galay in caruurta lagu nafaqeeyo.
Maayarka Laascaanood oo maanta warbaahinta kula hadlay xafiiskiisa ayaa ku booriyay bulshadda in ay caruurtoodda geeyaan xaruntaasi.

DAAWO: MAAYARKA OO ARRIMAHAA KA HADLAYA:

la Xidhiidha

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisement -

Arimaha Diinta