fbpx
Friday, April 26, 2024
HomeWararkaSomaliland: Xildhibaanno Ka Soo Hor Jeestay Xeer Ay Maanta Ansixiyeen

Somaliland: Xildhibaanno Ka Soo Hor Jeestay Xeer Ay Maanta Ansixiyeen

    Xildhibaano ka tirsan golaha Wakiiladda Somaliland ayaa ka soo hor jeestay xeerka Aaga cashuuraha ka caagan oo ay saaka ansixiyeen golahaasi.

Xeerkaasi oo muddooyinkanba doodiisa ku guddo jireen goluhu ayay xildhibaanadda ka soo hor jeestay ku sababeeyeen in aan la soo marinin sifihii sharciga ahaa, isla markaana aan dood iyo falan qayn dheer laga yeelan.

Waxaanay sheegeen in iyadoo maanta loo balan Sanaa in la sii waddo doodiisa guddi iyo khubarro soo naaqishtana loo diray, ay ka war heleen in shir guddoonku soo jeediyay in la ansixiyo.

Mudaneyaashaasi ayaa ku tilmaamay in sababta ded degaasi keentay ay tahay in wasiirka maaliyadu uu dabadd aka riixayo.

 

Daawo: Warkaasi:

 

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Arimaha Diinta

Ma doonaysaa inaan Saddaqo ku Darsato Masaajid?

Magaalada Kassel ee Dalka Germany oo ay Deganyihiin qiyaastii Somalida ugu badan Dalkani waxaa ka socda Khayr fara-badan oo mudan in lagala Qayb qaato. Gudida...

Afsoomaaliga buugaagta ku qoran ma badna, inta qoranna dhanka samaha uma badna…..” Sh. Mustafe Xaji Ismacil

Afsoomaaliga buugaagta ku qoran ma badna, inta qoranna dhanka samaha uma badna…..” Sh. Mustafe Xaji Ismacil

Sheekh Almis Yaxye Oo Ku Baaqay in la sameeyo Jeegaan Diimeed..Daawo

Sheekh Almis Yaxye Oo Ku Baaqay Jeegaan Diimeed..Daawo

Sidee Loo Helaa Macaanka Cibaadada” Sheekh Maxamed Cumar Dirir.

Sidee Loo Helaa Macaanka Cibaadada" Sheekh Maxamed Cumar Dirir.

Tafsiir Gaagaaban || Casharka 189 aad || Al-Maa’ida 48-50… Soo Jeedinta Sh. Maxamed Sh. Cumar Dirir

Tafsiir Gaagaaban || Casharka 189 aad || Al-Maa'ida 48-50... Soo Jeedinta Sh. Maxamed Sh. Cumar Dirir