fbpx
Wednesday, June 7, 2023
HomeWararkaWasaaradda Ciyaaraha Oo Shaacisay Tartanka Kooxaha Caasimadda

Wasaaradda Ciyaaraha Oo Shaacisay Tartanka Kooxaha Caasimadda

Wasaaradda dhalinyaradda iyo ciyaaraha Somaliland ayaa maanta shaacisay in ay dhawaan qabanayaan tartanka ciyaaraha Kubbadda cagta ee degmooyinka  caasimadda Hargaysa.

Tartan ciyaareedkaasi ayaa dhex mari doona kooxaha heerka koowaad ee Kubbada cagta ee caasimadda Hargaysa.

Waxaanay ka dhici doonaan ciyaarahaasi sideed garroon oo ku yaalla degmooyinka Hargaysa, waxaana ka qayb geli doona ku dhawaad konton kooxood oo ka kala tirsan kooxaha degmooyinka caasimadda Hargaysa.

Sida ay sheegeen wasiirka wasaaradda dhalinyaradda iyo ciyaarahaBoos Mirre Maxamed iyo agaasimaha waaxda ciyaaraha ee wasaaradaasi C/rashiid Caydiid Yaasiin, oo ay wehelinayeen xubno ka tirsan xidhiidhka ciyaaraha oo maanta warbaahinta la hadlay.

Daawo: Faahfaahinta Warkaasi:

 

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Arimaha Diinta

Afsoomaaliga buugaagta ku qoran ma badna, inta qoranna dhanka samaha uma badna…..” Sh. Mustafe Xaji Ismacil

Afsoomaaliga buugaagta ku qoran ma badna, inta qoranna dhanka samaha uma badna…..” Sh. Mustafe Xaji Ismacil

Sheekh Almis Yaxye Oo Ku Baaqay in la sameeyo Jeegaan Diimeed..Daawo

Sheekh Almis Yaxye Oo Ku Baaqay Jeegaan Diimeed..Daawo

Sidee Loo Helaa Macaanka Cibaadada” Sheekh Maxamed Cumar Dirir.

Sidee Loo Helaa Macaanka Cibaadada" Sheekh Maxamed Cumar Dirir.

Tafsiir Gaagaaban || Casharka 189 aad || Al-Maa’ida 48-50… Soo Jeedinta Sh. Maxamed Sh. Cumar Dirir

Tafsiir Gaagaaban || Casharka 189 aad || Al-Maa'ida 48-50... Soo Jeedinta Sh. Maxamed Sh. Cumar Dirir

Sh. Mustafe X.Ismaaciil Haaruun Cudurada Qalbiga Ku dhaca (Al Qalbu Saliim)

Sh. Mustafe X.Ismaaciil Haaruun Cudurada Qalbiga Ku dhaca (Al Qalbu Saliim)