Friday, April 26, 2024
HomeWararkaDAAWO;-Haayada Qaxoontiga Iyo Barakacayaasha Jsl Oo Deeq Raashin Uqaybisay 740 Qoys Yemeniyiin...

DAAWO;-Haayada Qaxoontiga Iyo Barakacayaasha Jsl Oo Deeq Raashin Uqaybisay 740 Qoys Yemeniyiin Ah.

Haayada Qaxoontiga Iyo Barakacayaasha Somaliland ayaa deeq raashin ah uqaybisay 740qoys oo kamid ah yemeniyiinta xaqoontiga ah ee ku sugan Somaliland kaasi oo ay ka kaashadeen haayad maraykan oo iyadu deeqdan raashinka ah soo gaadhsiisay Somaliland.

HALKANKA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Hay’ada Barakacayaasha Ayaa 740 Qoys Oo Yemeniin ah u Qaybisay Deeq Raashin ah

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Arimaha Diinta

Ma doonaysaa inaan Saddaqo ku Darsato Masaajid?

Magaalada Kassel ee Dalka Germany oo ay Deganyihiin qiyaastii Somalida ugu badan Dalkani waxaa ka socda Khayr fara-badan oo mudan in lagala Qayb qaato. Gudida...

Afsoomaaliga buugaagta ku qoran ma badna, inta qoranna dhanka samaha uma badna…..” Sh. Mustafe Xaji Ismacil

Afsoomaaliga buugaagta ku qoran ma badna, inta qoranna dhanka samaha uma badna…..” Sh. Mustafe Xaji Ismacil

Sheekh Almis Yaxye Oo Ku Baaqay in la sameeyo Jeegaan Diimeed..Daawo

Sheekh Almis Yaxye Oo Ku Baaqay Jeegaan Diimeed..Daawo

Sidee Loo Helaa Macaanka Cibaadada” Sheekh Maxamed Cumar Dirir.

Sidee Loo Helaa Macaanka Cibaadada" Sheekh Maxamed Cumar Dirir.

Tafsiir Gaagaaban || Casharka 189 aad || Al-Maa’ida 48-50… Soo Jeedinta Sh. Maxamed Sh. Cumar Dirir

Tafsiir Gaagaaban || Casharka 189 aad || Al-Maa'ida 48-50... Soo Jeedinta Sh. Maxamed Sh. Cumar Dirir
Exit mobile version