fbpx
Thursday, November 30, 2023
HomeWararkaShir Weynihii Todobaad Ee Ururka Shaybaadhiisteyaasha Oo Hargaysa Ka Furmay

Shir Weynihii Todobaad Ee Ururka Shaybaadhiisteyaasha Oo Hargaysa Ka Furmay

Shir weynihii 7aad ee ururka shaybaadhiisteyaasha caafimaadka Somaliland ayaa maanta ka furmay magaaladda Hargaysa.

Waxaana shirkaasi si rasmiya u furay agaasimaha guud ee wasaaradda caafimaadka Somaliland Dr. Maxamed Cabdi Xergeeye.
Furitaanka shirka shaybaadhleyaasha waxaa ka soo qayb galay hogaanka ururka shaybaadhiisteyaasha Somaliland.
Masuuliyiin ka tirsan xukuumadda dhakhaatiir, oo ay ka mid ahaayeen Dr. Axmed Xuseen Ciise, Drs. Edna Aadan Ismaaciil, iyo xubno ka tirsan bahda caafimaadka Somaliland.
Agaasimaha guud ee wasaaradda caafimaadka Somaliland ayaa ururuka shaybaadhiisteyaasha ku amaanay in ay muujiyeen qaan-gaadhnimo iyo xilkasnimo in ay sanad walba marka la gaadho xiliga shir weynahoodda ay si wanaagsan xilka isugu wareejiyaan.

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Arimaha Diinta

Afsoomaaliga buugaagta ku qoran ma badna, inta qoranna dhanka samaha uma badna…..” Sh. Mustafe Xaji Ismacil

Afsoomaaliga buugaagta ku qoran ma badna, inta qoranna dhanka samaha uma badna…..” Sh. Mustafe Xaji Ismacil

Sheekh Almis Yaxye Oo Ku Baaqay in la sameeyo Jeegaan Diimeed..Daawo

Sheekh Almis Yaxye Oo Ku Baaqay Jeegaan Diimeed..Daawo

Sidee Loo Helaa Macaanka Cibaadada” Sheekh Maxamed Cumar Dirir.

Sidee Loo Helaa Macaanka Cibaadada" Sheekh Maxamed Cumar Dirir.

Tafsiir Gaagaaban || Casharka 189 aad || Al-Maa’ida 48-50… Soo Jeedinta Sh. Maxamed Sh. Cumar Dirir

Tafsiir Gaagaaban || Casharka 189 aad || Al-Maa'ida 48-50... Soo Jeedinta Sh. Maxamed Sh. Cumar Dirir

Sh. Mustafe X.Ismaaciil Haaruun Cudurada Qalbiga Ku dhaca (Al Qalbu Saliim)

Sh. Mustafe X.Ismaaciil Haaruun Cudurada Qalbiga Ku dhaca (Al Qalbu Saliim)