26.1 C
Hargeisa
Wednesday, March 22, 2023

gaasimaha W. Waxbarashada oo Kulan La Yeeshay Agaasime Waaxeedyo

    

Agaasime waaxeedyadda wasaaradda waxbaraashada Somaliland ayaa soo bandhigay waxyaabihii u qabsoomay sanadkan dhamaaday.

Sidoo kale waxay falan qayn iyo qorsheyaal ka yeesheen waxyaabaha ay doonayaan in ay u hirgalaan sanadkan curtay.

Kulan arrimahaasi lagu gorfaynayay oo maanta lagu qabtay magaaladda Hargaysa waxaa furay agaasimaha guud ee wasaarada waxbarashada Somaliland Axmed Abokor.

 

la Xidhiidha

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisement -

Arimaha Diinta