Hargeysa(Haldoor News):- Wasiirka Warfaafinta Somaliland oo Maanta Shir jaraaid ku qabtay xarunta wasaarada ayaa sheegay in xukuumadu ay u diyaar garowday qabashada doorashada Ururada Xataa hadii beesha caalamku aanay garab ku siin xukuumad ahaan.
Hoos ka Daawo Shirkii Jaraaid.