fbpx
Saturday, July 27, 2024
HomeWararkaXisbiga Dimuqraadiga Shacabka Somaliland oo lagaga dhawaaqay Wadanka Holand

Xisbiga Dimuqraadiga Shacabka Somaliland oo lagaga dhawaaqay Wadanka Holand

    

Guddoomiyaha Xisbiga Dimuqraadiga Shacabka Somaliland Axmed Cabdala ayaa waxa uu sheegay in sababaha Xisbigan loo aasay ay tahay sidii uu wax uu uga qaban lahaa Baahiyaha Waxbarashada Caafimaadka iyo adeegayada Bulshada ee kala duwan.

Guddoomiyaha Xisbiga Dimuqraadiga Shacabka Somaliland Axmed Cabdala ayaa waxa kale oo uu sheegay in Xisbigan ay iska dhex arki doonaan Shacabka Somaliland oo dhan,isla,markaana uu yahay Muwaadin xaq u leh in la doorto isna wax doorto sida ku cad Dastuurka dalka.

Guddoomiyaha Xisbiga Dimuqraadiga Shacabka Somaliland Axmed Cabdala ayaa waxa uu hoosta ka xariiqay in Shacabka Somaliland ka gudbeen in qabyaalad wax ku doortaan, taasina ay tahay ta keentay aasaaska Xisbigan waa sida uu hadalka u dhigaye.

Axmed Cabdala ayaa waxa uu xusay in Xisbigani noqon doono mid u siman yihiin Shacabka Somaliland oo ay iska dhex arki doonaan,waxaana uu tilmaamay in aanu noqon doonin mid u afduubay shalhsiyaad gaara.

Sidoo kale Guddoomiyaha Xisbiga Dimuqraadiga Shacabka Somaliland Axmed Cabdala ayaa waxa uu ugu baaqay shacabka Somaliland in ay ku soo biiraan Xisbigan.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Arimaha Diinta

Ma doonaysaa inaan Saddaqo ku Darsato Masaajid?

Magaalada Kassel ee Dalka Germany oo ay Deganyihiin qiyaastii Somalida ugu badan Dalkani waxaa ka socda Khayr fara-badan oo mudan in lagala Qayb qaato. Gudida...

Afsoomaaliga buugaagta ku qoran ma badna, inta qoranna dhanka samaha uma badna…..” Sh. Mustafe Xaji Ismacil

Afsoomaaliga buugaagta ku qoran ma badna, inta qoranna dhanka samaha uma badna…..” Sh. Mustafe Xaji Ismacil

Sheekh Almis Yaxye Oo Ku Baaqay in la sameeyo Jeegaan Diimeed..Daawo

Sheekh Almis Yaxye Oo Ku Baaqay Jeegaan Diimeed..Daawo

Sidee Loo Helaa Macaanka Cibaadada” Sheekh Maxamed Cumar Dirir.

Sidee Loo Helaa Macaanka Cibaadada" Sheekh Maxamed Cumar Dirir.

Tafsiir Gaagaaban || Casharka 189 aad || Al-Maa’ida 48-50… Soo Jeedinta Sh. Maxamed Sh. Cumar Dirir

Tafsiir Gaagaaban || Casharka 189 aad || Al-Maa'ida 48-50... Soo Jeedinta Sh. Maxamed Sh. Cumar Dirir