fbpx
Friday, March 29, 2024
HomeWararkaOlolaha Dhiig Shubida oo Ka Bilaabmay Isbitaalka Gabiley

Ololaha Dhiig Shubida oo Ka Bilaabmay Isbitaalka Gabiley

    

Waxaa maanta cubsitaalka guud ee magaaladda Gabiley laga bilaabay olole ay masuuliyiinta iyo dadweynuhuba magaaladaasi ku shubayaan Dhiigga, si loogu kaydiyo qaybta ee cusbitaalka.

Ololahaasi waxaa bilaabay oo halkaa Dhiiga ku shubay badhasaabka gobolka Gabiley, maayarka magaaladaasi, xubno ka mida golaah deegaanka Gabiley, iyo masuuliyiin kale.

U jeedadda laga leeyahay ololahani Dhiig shubista ayaa ah sidii Dhiig ku filan loogu kaydin lahaa qaybta baanka Dhiiga ee cusbitaalka Gabiley.

Sida ay sheegtay agaasimaha cusbitaalka Gabiley Drs. Naciima Yuusuf Cilmi, oo hadal ka jeedisay ololaha bilawga Dhiig shubista.

Ololahani ayaa hal-ku-dheg looga dhigay Muwaadin si aad naf u bad-baadiso shub Dhiigaaga oo hel caafimaad, taasoo lagu baraarujinayo bulshadda in ay barnaamijkaasi ka qayb qaataan.

Waa ololihii Dhiig shubista ee ugu horeeyay ee gobolka Gabiley laga sameeyo, kaasoo la tilmaamay inuu noqon doona mid joogto ah.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Arimaha Diinta

Afsoomaaliga buugaagta ku qoran ma badna, inta qoranna dhanka samaha uma badna…..” Sh. Mustafe Xaji Ismacil

Afsoomaaliga buugaagta ku qoran ma badna, inta qoranna dhanka samaha uma badna…..” Sh. Mustafe Xaji Ismacil

Sheekh Almis Yaxye Oo Ku Baaqay in la sameeyo Jeegaan Diimeed..Daawo

Sheekh Almis Yaxye Oo Ku Baaqay Jeegaan Diimeed..Daawo

Sidee Loo Helaa Macaanka Cibaadada” Sheekh Maxamed Cumar Dirir.

Sidee Loo Helaa Macaanka Cibaadada" Sheekh Maxamed Cumar Dirir.

Tafsiir Gaagaaban || Casharka 189 aad || Al-Maa’ida 48-50… Soo Jeedinta Sh. Maxamed Sh. Cumar Dirir

Tafsiir Gaagaaban || Casharka 189 aad || Al-Maa'ida 48-50... Soo Jeedinta Sh. Maxamed Sh. Cumar Dirir

Sh. Mustafe X.Ismaaciil Haaruun Cudurada Qalbiga Ku dhaca (Al Qalbu Saliim)

Sh. Mustafe X.Ismaaciil Haaruun Cudurada Qalbiga Ku dhaca (Al Qalbu Saliim)