fbpx
Saturday, June 3, 2023
HomeWararkaGanacsatadda Oo Laga Qayb gelinayo Mashruuca Xakamaynta Nafaqo Darrida

Ganacsatadda Oo Laga Qayb gelinayo Mashruuca Xakamaynta Nafaqo Darrida

    

Waxaa maanta magaaladda Hargaysa laga daahfuray barnaamij ganacsatadda dalka lagaga qayb gelinayo xakamaynta mashruuca nafo daridda.

Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland C/raxmaan Saylici, oo xafiiskiisa uu hoos yimaado barnaamijka nafa darida ayaana daahfuray barnaamijkaasi.

Waxaanu sheegay Saylici, in si looga baxo nafaqo darrida in loo baahan yahay la hello cuntooyin dheeli tiran oo nafaqo leh.

Nafaqo darida ayaa la tilmaamaa in ay halis ku hayso caafimaadka bimi’aadamka ee guud ahaanba caalamka.

Waxaana sanad walba nafaqo darida iyo xanuunadda ay sababto dunida ugu geeriyoodda dad tiradoodda lagu qiyaaso 3.5 Milyan oo ruux, oo isugu jira dumar iyo caruur.

Sida uu sheegay wasiirka caafimaadka Somaliland Cali C/laahi Bede, oo hadal ka jeediyay barnaamijkan ganacsatadda dalka lagaga qayb gelinayo mashruuca nafaynta.

Sidoo kale waxaa munaasibadaasi ka soo qayb galay wasiirrada Warfaafinta, qorshaynta qaranka, biyaha, iyo masuuliyiin kale.

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Arimaha Diinta

Afsoomaaliga buugaagta ku qoran ma badna, inta qoranna dhanka samaha uma badna…..” Sh. Mustafe Xaji Ismacil

Afsoomaaliga buugaagta ku qoran ma badna, inta qoranna dhanka samaha uma badna…..” Sh. Mustafe Xaji Ismacil

Sheekh Almis Yaxye Oo Ku Baaqay in la sameeyo Jeegaan Diimeed..Daawo

Sheekh Almis Yaxye Oo Ku Baaqay Jeegaan Diimeed..Daawo

Sidee Loo Helaa Macaanka Cibaadada” Sheekh Maxamed Cumar Dirir.

Sidee Loo Helaa Macaanka Cibaadada" Sheekh Maxamed Cumar Dirir.

Tafsiir Gaagaaban || Casharka 189 aad || Al-Maa’ida 48-50… Soo Jeedinta Sh. Maxamed Sh. Cumar Dirir

Tafsiir Gaagaaban || Casharka 189 aad || Al-Maa'ida 48-50... Soo Jeedinta Sh. Maxamed Sh. Cumar Dirir

Sh. Mustafe X.Ismaaciil Haaruun Cudurada Qalbiga Ku dhaca (Al Qalbu Saliim)

Sh. Mustafe X.Ismaaciil Haaruun Cudurada Qalbiga Ku dhaca (Al Qalbu Saliim)