fbpx
Friday, March 29, 2024
HomeWararkaDEG DEG: Derek Chauvin oo Lagu Helay Danbi Ah Inuu Dilay Goerge...

DEG DEG: Derek Chauvin oo Lagu Helay Danbi Ah Inuu Dilay Goerge Floyd

Derek Chauvin
Derek Chauvin
    

Derek Chauvin oo ah askari hore uga tirsanaa booliska magaalada Minneapolis, kuna eedeeysnaa dilka Goerge Floyd oo ahaa nin madow ayaa Salaasadii maanta lagu helay dhammaan danbiyadi lagu soo oogay.

Chauvin ayaa lagu helay saddex danbi oo kala ahaa, darajada labaad ee dil aan qasdi ahayn, darajada saddexaad ee dil ula kac ah iyo darajada labaad oo ah dil aan ula kac ahayn.

Image

Galabta xilliga magaalada Mineapolis, markii ay guddigi xeer-beegtida ahayd ay ku dhawaaqeen go’aankooda oo ahaa in Derek Chauvin uu danbiile yahay, ayaa markiiba waxaa bannaanka maxkamadda ka billowday dabaaldal ay sameeyeen ehelka iyo taageerayaasha Goerge Floyd iyo dadka u dhaq-dhaqaaqa xuquuqda bulshada madow.

Floyd ayaa sannadkii hore u dhintay neef-xidhan, kaddib marki uu muddo daqiiqado ah uu surka jilibkiisa ugu taakeeyay Derek Chauvin oo markaasi ahaa askari ku jira waajibaadkiisi shaqo.

Image

Muuqaalkii laga duubay dhacdada ayaa kiciyay, mudaaharaadyo ruxay Ameerica lagana dareemay inta badan caalamka.

Waa marki ugu horreysay taariikhda gobolka Minnesota oo ay maxkamadi danbi ku hesho askari hore oo caddaan ah, oo loo haysto dilka qof madow

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Arimaha Diinta

Afsoomaaliga buugaagta ku qoran ma badna, inta qoranna dhanka samaha uma badna…..” Sh. Mustafe Xaji Ismacil

Afsoomaaliga buugaagta ku qoran ma badna, inta qoranna dhanka samaha uma badna…..” Sh. Mustafe Xaji Ismacil

Sheekh Almis Yaxye Oo Ku Baaqay in la sameeyo Jeegaan Diimeed..Daawo

Sheekh Almis Yaxye Oo Ku Baaqay Jeegaan Diimeed..Daawo

Sidee Loo Helaa Macaanka Cibaadada” Sheekh Maxamed Cumar Dirir.

Sidee Loo Helaa Macaanka Cibaadada" Sheekh Maxamed Cumar Dirir.

Tafsiir Gaagaaban || Casharka 189 aad || Al-Maa’ida 48-50… Soo Jeedinta Sh. Maxamed Sh. Cumar Dirir

Tafsiir Gaagaaban || Casharka 189 aad || Al-Maa'ida 48-50... Soo Jeedinta Sh. Maxamed Sh. Cumar Dirir

Sh. Mustafe X.Ismaaciil Haaruun Cudurada Qalbiga Ku dhaca (Al Qalbu Saliim)

Sh. Mustafe X.Ismaaciil Haaruun Cudurada Qalbiga Ku dhaca (Al Qalbu Saliim)