fbpx
Thursday, November 30, 2023
HomeWararkaSomaliland oo Sahamin Ku Samaynaysa Tirada Dadka Uu Haleelay Xanuunka Covid-19

Somaliland oo Sahamin Ku Samaynaysa Tirada Dadka Uu Haleelay Xanuunka Covid-19

    

Wasaarada caafimaadka Somaliland ayaa shaacisay in ay samaynayo Sahamin lagu ogaanayo tirada dadka uu haleelay  Xanuunka Covid-19.

Sahamintan oo ay gacan ka gaysanayso hay`adda caafimaadka aduunka ee WHO, ayaa waxa lagu tirakoobi doona tirada dadka uu ku dhacay xanuun kani iyo dadka uu hada hayo.

“Waxa aynu doonaynaa bal in aynu ogaano dadkii uu xanuun kaasi ku dhacay ee ka bogsaday iyo dadka uu hada hayo” waxa sida yidhi Agaasimaha guud ee Wasarada caafimadka Dr. Maxamed Cabdi Xergeeye.

“Waxa wadaysa khuburo wasarada caafimad ka iyo hay`adda caafimaadka aduunka iskugu jira, hogaaminta sahankan, iyo xogtiisaba waxa iskaleh wasarada caafimaadka” ayuu hadalkiisa sii raaciyay agaasimuhu.

Sahamintan ayaa laga bilaabmi doona dhamaan gobolada Somaliland maalinta barri ah ee 16 bishan Maarso 2021.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Arimaha Diinta

Afsoomaaliga buugaagta ku qoran ma badna, inta qoranna dhanka samaha uma badna…..” Sh. Mustafe Xaji Ismacil

Afsoomaaliga buugaagta ku qoran ma badna, inta qoranna dhanka samaha uma badna…..” Sh. Mustafe Xaji Ismacil

Sheekh Almis Yaxye Oo Ku Baaqay in la sameeyo Jeegaan Diimeed..Daawo

Sheekh Almis Yaxye Oo Ku Baaqay Jeegaan Diimeed..Daawo

Sidee Loo Helaa Macaanka Cibaadada” Sheekh Maxamed Cumar Dirir.

Sidee Loo Helaa Macaanka Cibaadada" Sheekh Maxamed Cumar Dirir.

Tafsiir Gaagaaban || Casharka 189 aad || Al-Maa’ida 48-50… Soo Jeedinta Sh. Maxamed Sh. Cumar Dirir

Tafsiir Gaagaaban || Casharka 189 aad || Al-Maa'ida 48-50... Soo Jeedinta Sh. Maxamed Sh. Cumar Dirir

Sh. Mustafe X.Ismaaciil Haaruun Cudurada Qalbiga Ku dhaca (Al Qalbu Saliim)

Sh. Mustafe X.Ismaaciil Haaruun Cudurada Qalbiga Ku dhaca (Al Qalbu Saliim)