26.1 C
Hargeisa
Wednesday, March 22, 2023

Golaha Wakiillada Somaliland Oo Ansixiyay Ajandaha Kal-Fadhigooda 45aad

Golaha Wakiilada Somaliland PHOTO FILE
    

Fadhigaas waxa shirgudoominaayay gudoomiyaha golaha wakiilaada Somaliland Baashe Maxamed Faarax ayaa waxa ku sugnaa 42 xildhibaan, in ajandahaas la ansixiyo waxa ogolaaday 41 xildhibaan, iyadoo gudoomiyuhna aanu coday, cid diiay iyo cid ka aamustayna aanay jirin.

Ajandahaas ayaa waxa qodbada ku jira ka mida xeerar kaabis iyo wax kabadal lagu samayn doono, kuwaas oo xildhibaadanada golahaasi ay soo darsi doonaan.

Sidoo kale waxa xildhibaanada golahaas loo qaybiyay qabyo-qoraalka xeerla liisamada ganacsiga, kaas oo ay soo curisay xukuumadda Somalilanmd

la Xidhiidha

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisement -

Arimaha Diinta