Madaxwaynaha dalka jabuuti Ismaaciil Cumar oo lalyeeshay waraysi ayaa kaga hadlay arimo door ah oo la xidhiidhka geeska isagoo sheegay in ay wada shaqaynta somaliya iyo kenya tahay mid iyaga udan ah oo khasab ka dhigaysa in ay wada shaqeeyaan.
Magaalada Kassel ee Dalka Germany oo ay Deganyihiin qiyaastii Somalida ugu badan Dalkani waxaa ka socda Khayr fara-badan oo mudan in lagala Qayb qaato.
Gudida...