Wakiilka dalka jabuuti ufadhiya caasimada somailand ee hargaysa Amb Kawaaliye ayaa fariin udiray muwaadiniinta reer jabuuti eek u dhaqan gudaha Somaliland isagoo ugu baaqay in ay udiyaar garoobaan doorashada dalka ka dhacay
Magaalada Kassel ee Dalka Germany oo ay Deganyihiin qiyaastii Somalida ugu badan Dalkani waxaa ka socda Khayr fara-badan oo mudan in lagala Qayb qaato.
Gudida...