Wasiirka caafimaadka Somaliland ayaa sheegay in caabuqa Coronavirus uu mar kale ku soo laba kacleeyay dalka.
Waxaanu bulshada uga digay in ay ka feejignaadaan xanuunkaasi oo uu sheegay in mudooyinkan danbe ay kiisaskiisu soo kordhayaan.
|
|||||
Haldoornews.com
Wasiirka Caafimaadka Somaliland Oo Ka Hadlay Laba Kaclaynta Covid-19
February 20, 2021 - Written by Admin
COMMENTS
|
Arimaha Diinta
|