fbpx
Thursday, November 30, 2023
HomeWararkaSomaliland: Baabuur Oo Lagu Wareejiyay Wasaarradaha Caafimaadka iyo Waxbarashadda

Somaliland: Baabuur Oo Lagu Wareejiyay Wasaarradaha Caafimaadka iyo Waxbarashadda

    

Wasaaradda qorshaynta qaranka Somaliland ayaa maanta 7 baabuur ku wareejisay wasaarradaha caafimaadka iyo waxbarashadda.

Baabuurtaasi ayaa laga maalgeliyay kharashka lagu soo iibiyay sanduuqa horumarinta Somaliland ee magaciisa loo soo gaabiyo SDF.

Gaadiidkaasi ayaa loogu tallo galay in lagu fuliyo hawlaha shaqo ee ay qaranka u hayaan, sida uu sheegay wasiirka wasaaradda qorshaynta qaranka Xasan Gaafaadhi, oo baabuurtaasi wasaarradahaasi ku wareejiyay.

Waxaana wasaaradda caafimaadka lagu wareejiyay afar baabuur oo ka mida gawaadhidaasi, halka saddex ka mida gawaadhidaasi lagu wareejiyay wasaaradda waxbarashadda.

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Arimaha Diinta

Afsoomaaliga buugaagta ku qoran ma badna, inta qoranna dhanka samaha uma badna…..” Sh. Mustafe Xaji Ismacil

Afsoomaaliga buugaagta ku qoran ma badna, inta qoranna dhanka samaha uma badna…..” Sh. Mustafe Xaji Ismacil

Sheekh Almis Yaxye Oo Ku Baaqay in la sameeyo Jeegaan Diimeed..Daawo

Sheekh Almis Yaxye Oo Ku Baaqay Jeegaan Diimeed..Daawo

Sidee Loo Helaa Macaanka Cibaadada” Sheekh Maxamed Cumar Dirir.

Sidee Loo Helaa Macaanka Cibaadada" Sheekh Maxamed Cumar Dirir.

Tafsiir Gaagaaban || Casharka 189 aad || Al-Maa’ida 48-50… Soo Jeedinta Sh. Maxamed Sh. Cumar Dirir

Tafsiir Gaagaaban || Casharka 189 aad || Al-Maa'ida 48-50... Soo Jeedinta Sh. Maxamed Sh. Cumar Dirir

Sh. Mustafe X.Ismaaciil Haaruun Cudurada Qalbiga Ku dhaca (Al Qalbu Saliim)

Sh. Mustafe X.Ismaaciil Haaruun Cudurada Qalbiga Ku dhaca (Al Qalbu Saliim)