fbpx
Saturday, September 23, 2023
HomeWararkaDadweynaha Sool way u heelan yihiin lacagta Somaliland in la”

Dadweynaha Sool way u heelan yihiin lacagta Somaliland in la”

    

Guddoomiyaha gobolka Sool ayaa sheegay in deegaamo ka tirsan gobolkaasi ay markii u horaysay ka qabsoontay diiwaangelintii codbixiyeyaasha ee dhawaan dalka laga hirgeliyay.

Deegaamadaasi oo uu tilmaamay in wakhtiyadii hore aanay ka dhici jirin doorashooyinkii kala duwanaa ee Somaliland ka qabsoomay, isla markaana ay dadweynaha gobolkaasi si weyn isku diiwaangeliyaan

C/qani Maxamuud Jiidhe, oo maanta warbaahinta dawladda kula hadlay magaaladda Hargaysa oo uu hawlo shaqo u joogo ayaa sidoo kale ugu baaqay dadweynaha gobolka Sool in ay si wanaagsan uga qayb qaataan qaadashadda kaadhka codbixinta.

Geesta kale badhasaabka Sool waxa uu sheegay in guud ahaanba bulshadda gobolkaasi ay baahi weyn u qabaan sidii loo soo gaadhsiin lahaa isticmaalka lacagta shillinka Somaliland.

Waxaanu xusay in waayadan danbe ay magaaladda Laascaanood dhibaatooyin sicir barar ka abuurtay lacagta Soomaaliga oo laga isticmaalo, hase yeeshee ay bulshadu baahi weyn u qabaan heli taanka lacagta Somaliland.

DAAWO: BADHASAABKA OO ARRIMAHAAS KA HADLAYA:

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Arimaha Diinta

Afsoomaaliga buugaagta ku qoran ma badna, inta qoranna dhanka samaha uma badna…..” Sh. Mustafe Xaji Ismacil

Afsoomaaliga buugaagta ku qoran ma badna, inta qoranna dhanka samaha uma badna…..” Sh. Mustafe Xaji Ismacil

Sheekh Almis Yaxye Oo Ku Baaqay in la sameeyo Jeegaan Diimeed..Daawo

Sheekh Almis Yaxye Oo Ku Baaqay Jeegaan Diimeed..Daawo

Sidee Loo Helaa Macaanka Cibaadada” Sheekh Maxamed Cumar Dirir.

Sidee Loo Helaa Macaanka Cibaadada" Sheekh Maxamed Cumar Dirir.

Tafsiir Gaagaaban || Casharka 189 aad || Al-Maa’ida 48-50… Soo Jeedinta Sh. Maxamed Sh. Cumar Dirir

Tafsiir Gaagaaban || Casharka 189 aad || Al-Maa'ida 48-50... Soo Jeedinta Sh. Maxamed Sh. Cumar Dirir

Sh. Mustafe X.Ismaaciil Haaruun Cudurada Qalbiga Ku dhaca (Al Qalbu Saliim)

Sh. Mustafe X.Ismaaciil Haaruun Cudurada Qalbiga Ku dhaca (Al Qalbu Saliim)