Wasiirkii hore ee wasaarada arimaha gudaha Somaliland ee xukuumadii axmed siilaanyo maxamed nuur caraale duur ayaa ka hadlay culimada sida ay ula dhaqmaan dadka ka tirsaan ee gala siyaasada iyo filicada ay kula kacaan,
Magaalada Kassel ee Dalka Germany oo ay Deganyihiin qiyaastii Somalida ugu badan Dalkani waxaa ka socda Khayr fara-badan oo mudan in lagala Qayb qaato.
Gudida...