fbpx
Friday, March 29, 2024
HomeWararkaMunaasibad Lagu Shaacinayay Murashax Yaxye Arraarse Oo Lagu Qabtay Gabiley

Munaasibad Lagu Shaacinayay Murashax Yaxye Arraarse Oo Lagu Qabtay Gabiley

    

Munaasibad balaadhan oo lagu shaacinayay murashaxnimadda Yaxye C/laahi Aamin, oo u tartamaya golaha Wakiiladda ee gobolka Maroodijeex ayaa maanta lagu qabtay magaaladda Gabiley.

Murashax Yaxye C/laahi Aamin, oo ka sharaxan xisbiga Kulmiye ayay beeshiisu u soo xuleen inuu u tartamo doorashadda golaha Wakiiladda ee soo soo socota.

Xafladii shaacinta murashax Yaxye Arraarse, waxaa ka soo qayb galay masuuliyiin ka tirsan xisbiga Kulmiye, siyaasiyiin, madax dhaqameed, aqoon yahano, masuuliyiin ka tirsan xukuumadda, maayarka Gabiley, dhalinyaro, haween iyo dadweyne kaloo fara badan.

Waxaana munaasibadaasi shaacinta hadalo ka jeediyay cuqaashii, waxgaradkii, iyo masuuliyiintii kale ee halkaas ka hadlay ayaa dhamaantoodba muujiyay sida ay ugu qanacsan yihiin inuu golaha Wakiiladda ku metelo gobolka Maroodijeex.

Iyadoo ay xubnahaasi sheegeen in Yaxye Arraarse, uu yahay shaqsi ay ku soo xusheen aqoontiisa iyo waayo-aragnimadiisa, isla markaana uu muddo dheer ka soo shaqeeyay wadamo badan oo dibadda ah.

DAAWO: Hadaladii Laga Jeediyay Munaasibadaasi:

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Arimaha Diinta

Afsoomaaliga buugaagta ku qoran ma badna, inta qoranna dhanka samaha uma badna…..” Sh. Mustafe Xaji Ismacil

Afsoomaaliga buugaagta ku qoran ma badna, inta qoranna dhanka samaha uma badna…..” Sh. Mustafe Xaji Ismacil

Sheekh Almis Yaxye Oo Ku Baaqay in la sameeyo Jeegaan Diimeed..Daawo

Sheekh Almis Yaxye Oo Ku Baaqay Jeegaan Diimeed..Daawo

Sidee Loo Helaa Macaanka Cibaadada” Sheekh Maxamed Cumar Dirir.

Sidee Loo Helaa Macaanka Cibaadada" Sheekh Maxamed Cumar Dirir.

Tafsiir Gaagaaban || Casharka 189 aad || Al-Maa’ida 48-50… Soo Jeedinta Sh. Maxamed Sh. Cumar Dirir

Tafsiir Gaagaaban || Casharka 189 aad || Al-Maa'ida 48-50... Soo Jeedinta Sh. Maxamed Sh. Cumar Dirir

Sh. Mustafe X.Ismaaciil Haaruun Cudurada Qalbiga Ku dhaca (Al Qalbu Saliim)

Sh. Mustafe X.Ismaaciil Haaruun Cudurada Qalbiga Ku dhaca (Al Qalbu Saliim)