fbpx
Friday, March 29, 2024
HomeWararkaShirkada Somtel Oo $2565 Dollar Ugu Deeqday Dhismaha Deyrka Xabaalaha Magaalada Gabiley.

Shirkada Somtel Oo $2565 Dollar Ugu Deeqday Dhismaha Deyrka Xabaalaha Magaalada Gabiley.

Shirkada Isgaadhsiinta Casriga Ah Ee Somtel Ayaa Qaadhaan Gaadhaya $2565 Doler Ugu Deeqay Dhismaha Deyrka xabaalaha xaafada new gabiley ee magaalada gabiley kaasi oo ay ku wareejisay gudida gacanta ku haysa dhismaha dayrka Xabaalaha Xaafada New Gabiley.

Lacagtan oo dhamayd 2565 dollar Ayaa Shirkada Somtel Usoo Wakiilatay Maamulaha Shirkada Somtel Laanteeda Magaalada Gabiley, Maxamuud Cabdilahi Ismaaciil, oo Isaguna ku Wareejiyay Gudida Gacanta Ku Haysa Dhismaha Xayndaabka. Xabaalaha.

Shirkada Somtel ayaa Noqonaysa shirkadii  ugu horaysay ee dhaqaale ugu deeqday dhismaha dayr xabaalaha gabiley oo gudida gacanta ku haysaa shacabka Somaliland iyo ganacsatada ugu baaqday in ay gacan ka gaystaan dhaqaalaha loo ururinayo dhismaha dayr xabaalaha magaalada gabiley

Sidoo kale waxaa shirkada somtel dhaqaalaha ay ugu deeqday dhismaha dayrka xabaalaha uga mahad naqay gudida gacanta ku haysta dhismaha dayrka xabaalaha.

WAJAALENEWS DESK

GABILEY OFFICE

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Arimaha Diinta

Afsoomaaliga buugaagta ku qoran ma badna, inta qoranna dhanka samaha uma badna…..” Sh. Mustafe Xaji Ismacil

Afsoomaaliga buugaagta ku qoran ma badna, inta qoranna dhanka samaha uma badna…..” Sh. Mustafe Xaji Ismacil

Sheekh Almis Yaxye Oo Ku Baaqay in la sameeyo Jeegaan Diimeed..Daawo

Sheekh Almis Yaxye Oo Ku Baaqay Jeegaan Diimeed..Daawo

Sidee Loo Helaa Macaanka Cibaadada” Sheekh Maxamed Cumar Dirir.

Sidee Loo Helaa Macaanka Cibaadada" Sheekh Maxamed Cumar Dirir.

Tafsiir Gaagaaban || Casharka 189 aad || Al-Maa’ida 48-50… Soo Jeedinta Sh. Maxamed Sh. Cumar Dirir

Tafsiir Gaagaaban || Casharka 189 aad || Al-Maa'ida 48-50... Soo Jeedinta Sh. Maxamed Sh. Cumar Dirir

Sh. Mustafe X.Ismaaciil Haaruun Cudurada Qalbiga Ku dhaca (Al Qalbu Saliim)

Sh. Mustafe X.Ismaaciil Haaruun Cudurada Qalbiga Ku dhaca (Al Qalbu Saliim)