fbpx
Friday, March 29, 2024
HomeWararkaCabdillaahi Jawaan oo Sharraxay Jidka Furan Haddii Baarlamaanku Diido Ansixinta Xilliga Loo...

Cabdillaahi Jawaan oo Sharraxay Jidka Furan Haddii Baarlamaanku Diido Ansixinta Xilliga Loo Muddeeyey Doorashada Somaliland

Cabdillaahi Jawaan
    

Cabdillaahi Cabdi Xaaji Cumar (Cabdillaahi-Jawaan), ayaa Ka Hadlay Waxa uu Xalku noqonayo haddii ay Golayaasha Baarlamaanka Somaliland Ansixin waayaan Wakhtiga laysla qaatay ee loo Muddeeyey doorashooyinka isku sidkan ee Wakiillada iyo Deegaanka.

Cabdillaahi-Jawaan, waxa uu sheegay in haddii ay diidaan Golayaasha Baarlamaanka Wakiilladda iyo Guurtidu muddada ay Guddiga doorashooyinka, Madaxda Xisbiyada iyo Xukuumaddu isla qaateen in doorashada la qabto ee ay Guddiga doorashooyinka Madaxweynaha ugu gudbiyeen Qoraalka ee ah in la qabto doorashada 31 bisha 5-aad ee sannadkan 2021-ka, ay Madaxweynaha u furan tahay inuu Maxkamadda sare u gudbiyo dalabkiisa, ka dibna ay Maxkamaddu awood u leedahay inay qaraar ku soo saarto xilliga la qabanayo doorashooyinka.

Waxa uu Cabdillaahi-Jawaan sidaas ku sheegay mar uu maanta Warbaahinta qaar kula hadlayey magaalada Hargeysa, waxaanan qodobbadaas oo uu faahfaahinayo idiinku soo gudbinaynaa warkiisa muuqaalkan hoose ee daawasho wanaagsan:-

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Arimaha Diinta

Afsoomaaliga buugaagta ku qoran ma badna, inta qoranna dhanka samaha uma badna…..” Sh. Mustafe Xaji Ismacil

Afsoomaaliga buugaagta ku qoran ma badna, inta qoranna dhanka samaha uma badna…..” Sh. Mustafe Xaji Ismacil

Sheekh Almis Yaxye Oo Ku Baaqay in la sameeyo Jeegaan Diimeed..Daawo

Sheekh Almis Yaxye Oo Ku Baaqay Jeegaan Diimeed..Daawo

Sidee Loo Helaa Macaanka Cibaadada” Sheekh Maxamed Cumar Dirir.

Sidee Loo Helaa Macaanka Cibaadada" Sheekh Maxamed Cumar Dirir.

Tafsiir Gaagaaban || Casharka 189 aad || Al-Maa’ida 48-50… Soo Jeedinta Sh. Maxamed Sh. Cumar Dirir

Tafsiir Gaagaaban || Casharka 189 aad || Al-Maa'ida 48-50... Soo Jeedinta Sh. Maxamed Sh. Cumar Dirir

Sh. Mustafe X.Ismaaciil Haaruun Cudurada Qalbiga Ku dhaca (Al Qalbu Saliim)

Sh. Mustafe X.Ismaaciil Haaruun Cudurada Qalbiga Ku dhaca (Al Qalbu Saliim)