fbpx
Thursday, October 24, 2024
HomeWararkaDawlada Hoose Ee Gabiley Oo Kaalinta Koowaad Ka Gashey Qiimeynta Degmooyinka Dalka...

Dawlada Hoose Ee Gabiley Oo Kaalinta Koowaad Ka Gashey Qiimeynta Degmooyinka Dalka Jsl

Dawlada  Hoose  Ee   Degmada  Gabiley  Ayaa Markii labaad   Kaalinta  Koowaad  Ka  Gashey  Qiimeyntii  Dawladaha Hoose  Ee degmooyinka Dalka ee uu ka socdo mashruuca GPLGga.

Munaasibada lagu shaaciyay qiimaynta degmooyinka dalka ee uu ka socdo mashruuca maamul daadajinta ee GPLG ayaa waxaa shahaado sharaf lagu gudoonsiiyay maayarka magaalada gabiley Maxamed Amiin cumar cabdi oo mudadii uu golaha deegaanka degmada gabiley hogaaminayay ku guulaystay in ay dawlada hoose ee gabiley hormuud unoqoto degmooyinka Somaliland .

Maayar  Md. M-aamiin  Cumar  Cabdi  Oo  Madashii  Lagu  lagu shaaciyay sida ay degmooyinka dalka ugu kala horeeyaan maamul daadajinta iyo dabaqida mashruuca GPLG oo ay wasaarada arimaha guduhu qabatay ayaa   Bandhigayey  Ayaa bogaadiyay shaqaalaha dawlada hoose ee gabiley iyo guud ahaan maamulka isagoo sheegay in ay tahay guul usoo hoyatay guud ahaan shacabka gobolka gabiley.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Arimaha Diinta

Ma doonaysaa inaan Saddaqo ku Darsato Masaajid?

Magaalada Kassel ee Dalka Germany oo ay Deganyihiin qiyaastii Somalida ugu badan Dalkani waxaa ka socda Khayr fara-badan oo mudan in lagala Qayb qaato. Gudida...

Afsoomaaliga buugaagta ku qoran ma badna, inta qoranna dhanka samaha uma badna…..” Sh. Mustafe Xaji Ismacil

Afsoomaaliga buugaagta ku qoran ma badna, inta qoranna dhanka samaha uma badna…..” Sh. Mustafe Xaji Ismacil

Sheekh Almis Yaxye Oo Ku Baaqay in la sameeyo Jeegaan Diimeed..Daawo

Sheekh Almis Yaxye Oo Ku Baaqay Jeegaan Diimeed..Daawo

Sidee Loo Helaa Macaanka Cibaadada” Sheekh Maxamed Cumar Dirir.

Sidee Loo Helaa Macaanka Cibaadada" Sheekh Maxamed Cumar Dirir.

Tafsiir Gaagaaban || Casharka 189 aad || Al-Maa’ida 48-50… Soo Jeedinta Sh. Maxamed Sh. Cumar Dirir

Tafsiir Gaagaaban || Casharka 189 aad || Al-Maa'ida 48-50... Soo Jeedinta Sh. Maxamed Sh. Cumar Dirir