fbpx
Tuesday, March 19, 2024
HomeArticlesTariikh-baa Is-qoraysa, Maal-maha adag Waa lagu kala baxaa.

Tariikh-baa Is-qoraysa, Maal-maha adag Waa lagu kala baxaa.

Difaaca Qaranimada Jamhuuriyada Somaliland Waa Muqadas, Dal-ka Wadamo Shisheeya ayaa ku soo duulay, Mustaqbalkeena ayaa lagu Socdaa. Calanka Tawxiidku ku xardhan yahay Cidi Wax gaadhsiin-kartaa Ma jirto, Qaranimada Waxa uu gashado Muwaadinkasta ayay bulshadu ku abaalinaysaa, Taariikhduna Way isqoraysaa, Maalmaha adagna Waa lagu kala baxaa.

Anigoo ah Dar-wiish oo awoowahay Ganacsade SH. XIRSI AF-DIIR ka mid ahaa Golihii Wasiirada Daraawiish-ta, Marna ahaa badhasaabkii Hobyo u Fadhiyay Maamulka Daraawiishta waxaan halkan Fariin baaq ah uga dirayaa dadka aan jecel ahay ee aanu ku wada abtirsano Maamulkiii Daraawishta.

Waxa aan jeclaa Dadkaygiiyow dinka oo Faraska Darwiish-ka Ku dhex Sawira Calanka Tawxiid-ka leh, Faras-kii Darwiishka Shaadh aanu lahayd baad u xidheen, Waxa aad dalkiinii ku marti geliseen Dhamaan Belo-raadis iyo Nabad-diid, Kuwaas oo Cadow ku ah Amniga Mandaqa Geeska Afrika. Waxaan ku talin-lahaa oo idin soo jeedinayaa in aydin gabood u noqon kuwa idinku soo gabanaya.

Dhamaadka Colaaddi Waa Nabad, Mar-ay ahaatoba Xalku nabad ayuu tegayaa, Caqliga aynu ka shaqaysiino oo dadka Nolol iyo Horumar ha loogu taliyo., Geeri, barakac, Colaad iyo dib u dhac waa ayaan daro in Waqtigan la joogo umadeenu ku sug-naato.

Nabad baa naas-la nuugo leh, Miis-ka Wada hadalka ha layskugu yimaaddo, Beladana halka lagu damiyo.

Dr. Maxamuud Saleebaan Ducaale (DVM).

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Arimaha Diinta

Afsoomaaliga buugaagta ku qoran ma badna, inta qoranna dhanka samaha uma badna…..” Sh. Mustafe Xaji Ismacil

Afsoomaaliga buugaagta ku qoran ma badna, inta qoranna dhanka samaha uma badna…..” Sh. Mustafe Xaji Ismacil

Sheekh Almis Yaxye Oo Ku Baaqay in la sameeyo Jeegaan Diimeed..Daawo

Sheekh Almis Yaxye Oo Ku Baaqay Jeegaan Diimeed..Daawo

Sidee Loo Helaa Macaanka Cibaadada” Sheekh Maxamed Cumar Dirir.

Sidee Loo Helaa Macaanka Cibaadada" Sheekh Maxamed Cumar Dirir.

Tafsiir Gaagaaban || Casharka 189 aad || Al-Maa’ida 48-50… Soo Jeedinta Sh. Maxamed Sh. Cumar Dirir

Tafsiir Gaagaaban || Casharka 189 aad || Al-Maa'ida 48-50... Soo Jeedinta Sh. Maxamed Sh. Cumar Dirir

Sh. Mustafe X.Ismaaciil Haaruun Cudurada Qalbiga Ku dhaca (Al Qalbu Saliim)

Sh. Mustafe X.Ismaaciil Haaruun Cudurada Qalbiga Ku dhaca (Al Qalbu Saliim)