fbpx
Tuesday, March 19, 2024
HomeWararkaXisbiga Waddani ayaa wax aan la aqbakarin ku tilmaamay in hadda madaxweyne...

Xisbiga Waddani ayaa wax aan la aqbakarin ku tilmaamay in hadda madaxweyne Biixi, wadahadal la yeesho dawladda Federaalka Soomaaliya.

Hargeysa(Haldoor News):-Xisbiga Waddani ayaa wax aan la aqbakarin ku tilmaamay in hadda madaxweyne Biixi, wadahadal la yeesho dawladda Federaalka Soomaaliya.
Xoghayaha guud ee Waddani khadar Xuseen Cabdi, ayaa sheegay sababahan.
“Somaliland wadahadallo macno sameeya lama gali karto Soomaaliya, sababtoo ah:
1. Madaxweynaha wakhtigiisii wuu dhammaaday, cod shacabna kuma joogo hadda.
2. Somaliland waxay la daalaa dhacaysaa dhibaatooyin gudeed.
Qabashada doorashooyinka iyo xal-u-helidda arrinka Laascaanood ayaa Somaliland miiska u saaran hadda.”
RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Arimaha Diinta

Afsoomaaliga buugaagta ku qoran ma badna, inta qoranna dhanka samaha uma badna…..” Sh. Mustafe Xaji Ismacil

Afsoomaaliga buugaagta ku qoran ma badna, inta qoranna dhanka samaha uma badna…..” Sh. Mustafe Xaji Ismacil

Sheekh Almis Yaxye Oo Ku Baaqay in la sameeyo Jeegaan Diimeed..Daawo

Sheekh Almis Yaxye Oo Ku Baaqay Jeegaan Diimeed..Daawo

Sidee Loo Helaa Macaanka Cibaadada” Sheekh Maxamed Cumar Dirir.

Sidee Loo Helaa Macaanka Cibaadada" Sheekh Maxamed Cumar Dirir.

Tafsiir Gaagaaban || Casharka 189 aad || Al-Maa’ida 48-50… Soo Jeedinta Sh. Maxamed Sh. Cumar Dirir

Tafsiir Gaagaaban || Casharka 189 aad || Al-Maa'ida 48-50... Soo Jeedinta Sh. Maxamed Sh. Cumar Dirir

Sh. Mustafe X.Ismaaciil Haaruun Cudurada Qalbiga Ku dhaca (Al Qalbu Saliim)

Sh. Mustafe X.Ismaaciil Haaruun Cudurada Qalbiga Ku dhaca (Al Qalbu Saliim)