24.8 C
Hargeisa
Saturday, February 4, 2023

Dagaal kasta ee dunida fallaago argagexiso ah lalo galo saddax weji ayuu leeyahay:- Cabdiraxman Cabdishakuur

Dagaal kasta ee dunida fallaago argagexiso ah lalo galo saddax weji ayuu leeyahay:-
1- Wejiga koowaad oo ah guluf dagaal oo gacanta fallaagada looga bixinayo goobaha ay haystaan (Xorrayn).
2- Wejiga labaad oo ah gacan ku haynta goobaha laga xorreeyay fallaagada (Xajin).
3- Wejiga saddaxaad oo ah dhismaha maamulka garsoorka, hay’addaha amniga, deegaanka iyo bixinta adeegga asaasiga ah ee bulshada sida caafimaadka iyo waxbarashada, si ay bulshadu u dareemaan neecawda nabadda iyo in ay fallaagadii ka raysteen (Xasillin).
Weji walba wuxuu u baahan yahay istiraatiijiyad, qorshe iyo dad karti leh oo meelmariya, seddaxda wejina kalama hari karaan, meelmarintooda ayaana lagu ciribtiri karaa fallaagada.

la Xidhiidha

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisement -

Arimaha Diinta