15.2 C
Hargeisa
Tuesday, February 7, 2023

Madaxwaynaha Somaliland oo Xil ka qaadis iyo Magacaabid Sameeyey + Akhriso Faahfaahinta.

Hargeysa 14-1-2023 Sabti (Haldoor News):-Madaxwaynaha Somaliland oo Xil ka qaadis iyo Magacaabid Sameeyey + Hoos ka Akhriso Faahfaahinta.

WAREEGTO MADAXWEYNE: 14 /01/2023
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu wareegtooyin Madaxweyne oo summadeedu kala tahay JSL/XM/WM/222/1-978012023 iyo JSL/XM/WM/222-981/012023, JSL/XM/WM/222-982/012023 uu xilka qaadis, Bedel iyo magacaabid ku sameeyey qaar ka mida masuuliyiinta Xukuumadda Jamhuuriyadda Somaliland.
Waxaanay u dhignayd Wareegtada Madaxweynuhu Sidan:-

la Xidhiidha

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisement -

Arimaha Diinta