24.8 C
Hargeisa
Saturday, February 4, 2023

Ma dhabaa in warqadani Galaafatay Wasiir Cabdilaahi Abokor , sida uu Baahiyey Xoghaye ka Tirsan Xisbiga Wadani + Akhriso Faahfaahinta.

Ma dhabaa in warqadani Galaafatay Wasiir Cabdilaahi Abokor , sida uu Baahiyey Xoghaye ka Tirsan Xisbiga Wadani + Akhriso Faahfaahinta.

Xudunta khilaafka Sababay Xilka qaadista Cabdillaahi Abokor
Waxa qoray Mohamed Sidik – Dhamme, Xoghayaha Arrimaha bulshada ee Waddani
“Warqadan Sumadeedu tahay G/DH&G/XW/ 76/2022 kuna Taariikhaysan 27-11-2022 waa warqad uu soosaaray Wasiir hore Cabdiilahi Abokor, waa xudunta khilaafka Muuse iyo Cabdillaahi ee uu sababsaday Wasiir hore, Dhulka waa xaalad adag xagga Muuse, Cabdillaahi wuxuu gutay waajib saarraa iyo Masuuliyad, waxaan qabaa in maanta Biixi waax is gooyay marka laga eego xagga Deegaanka Cabdillaahi Abokor. Khilaafkan ka bilaabmay dhulku wuxuu huursanaa bil, waxa la geeyay Wasiiradda Mustafe Godane si uu ugu shaqeeyo rabitaanka Qasriga iyo raalli ahaanshaha Muuse !”
Adigu Sidee Baad U Aragtaa?.

la Xidhiidha

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisement -

Arimaha Diinta