24.3 C
Hargeisa
Friday, January 27, 2023

Mudaharaad Maalintii Saddexaad ka socda Laascaanood iyo Goobaha Ganacsiga oo xidhan+ Sawiro

Laascaanood(Haldoor News):-Mudaharaad ayaa maalintii saddexaad ka socda magaalada Laascaanood kaas oo shacabku kaga soo horjeedaan dilalka Haldoorka magaaladaasi. 
Dhinaca kale waxa maalintii saddexaad xidhan ganacsiga magaalada iyo dhammaan xarumaha waxbarashada.

la Xidhiidha

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisement -

Arimaha Diinta