fbpx
Friday, March 29, 2024
HomeWararkaDab ka kacay dhisme ku yaalla dalka Faransiiska oo sababay dhimasho iyo...

Dab ka kacay dhisme ku yaalla dalka Faransiiska oo sababay dhimasho iyo dhaawac

Paris (Haldoor News):-Ugu yaraan 10 qof oo ay ku jiraan shan carruur ah ayaa la xaqiijiyay in ay ku dhinteen dab Jimcaha maanta ah ka kacay guryo la dagganyahay oo ku yaalla deegaanka Vaulx-en-Velin, oo u dhaw magaalada Lyon.

Wasiirka arrimaha gudaha Faransiiska Gerald Darmanin ayaa sheegay in afar qof oo kale uu soo gaaray dhaawac halis ah. Dabka ayaa ka billowday dabaqa ugu hooseeya ee dhisme ka kooban toddoba dabaq.

Darmanin ayaa sheegay in weli aan la go’aamin karin waxa sababay dabka, balse wuxuu ammaanay dab-damiska oo goobta yimid 12 daqiiqo kadib markii lagu wargeliyey.

“Waxay awoodeen inay bad-baadiyaan 15 qof ayaga oo naftooda halis geliyey kagana soo booday dabaqa banaanka… waxay soo badbaadiyeen caruur saarneyd illaa dabaqa toddobaad,” ayuu yiri.

Xafiiska Dacwad-oogista Lyon ayaa sheegay inuu furay kiis lagu baarayo waxa sababay dabka oo billowday saakay aroortii hore ee saakay.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Arimaha Diinta

Afsoomaaliga buugaagta ku qoran ma badna, inta qoranna dhanka samaha uma badna…..” Sh. Mustafe Xaji Ismacil

Afsoomaaliga buugaagta ku qoran ma badna, inta qoranna dhanka samaha uma badna…..” Sh. Mustafe Xaji Ismacil

Sheekh Almis Yaxye Oo Ku Baaqay in la sameeyo Jeegaan Diimeed..Daawo

Sheekh Almis Yaxye Oo Ku Baaqay Jeegaan Diimeed..Daawo

Sidee Loo Helaa Macaanka Cibaadada” Sheekh Maxamed Cumar Dirir.

Sidee Loo Helaa Macaanka Cibaadada" Sheekh Maxamed Cumar Dirir.

Tafsiir Gaagaaban || Casharka 189 aad || Al-Maa’ida 48-50… Soo Jeedinta Sh. Maxamed Sh. Cumar Dirir

Tafsiir Gaagaaban || Casharka 189 aad || Al-Maa'ida 48-50... Soo Jeedinta Sh. Maxamed Sh. Cumar Dirir

Sh. Mustafe X.Ismaaciil Haaruun Cudurada Qalbiga Ku dhaca (Al Qalbu Saliim)

Sh. Mustafe X.Ismaaciil Haaruun Cudurada Qalbiga Ku dhaca (Al Qalbu Saliim)