Sunday, March 26, 2023
HomeWararkaShirka madaxda Afrika iyo Mareykanka oo maanta ka furmaya Washinton

Shirka madaxda Afrika iyo Mareykanka oo maanta ka furmaya Washinton

Washington (HALDOOR NEWS):-Hogaamiyeyaasha Afrika ayaa ku sii qulqulaya Washington ka hor shirka Mareykanka iyo Afrika oo uu martigelin doono Madaxweyne Joe Biden.

Shir-madaxeedka saddexda maalmood socon doona ayaa bilaabmaya maanta, waxaana ujeeddadiisu tahay in lagu muujiyo sida ay uga go’an tahay maamulka Madaxweyne Biden ee uu u daneynayo qaaradda, sida ay sheegeen qabanqaabiyayaasha.

49 ka mid ah madaxda dalalka Afrika iyo guddoomiyaha guddiga Midowga Afrika Moussa Faki Mahamat ayaa lagu casuumay shirkan. Dalalka Mali, Guinea, Sudan iyo Burkina Faso – oo uu Midowga Afrika hakiyay xubinimadooda- lagama casuumin kulanka.

Ereteriya ayaa sidoo kale laga reebay liiska waddamada ka qeyb galayo shirkan..

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Arimaha Diinta

Afsoomaaliga buugaagta ku qoran ma badna, inta qoranna dhanka samaha uma badna…..” Sh. Mustafe Xaji Ismacil

Afsoomaaliga buugaagta ku qoran ma badna, inta qoranna dhanka samaha uma badna…..” Sh. Mustafe Xaji Ismacil

Sheekh Almis Yaxye Oo Ku Baaqay in la sameeyo Jeegaan Diimeed..Daawo

Sheekh Almis Yaxye Oo Ku Baaqay Jeegaan Diimeed..Daawo

Sidee Loo Helaa Macaanka Cibaadada” Sheekh Maxamed Cumar Dirir.

Sidee Loo Helaa Macaanka Cibaadada" Sheekh Maxamed Cumar Dirir.

Tafsiir Gaagaaban || Casharka 189 aad || Al-Maa’ida 48-50… Soo Jeedinta Sh. Maxamed Sh. Cumar Dirir

Tafsiir Gaagaaban || Casharka 189 aad || Al-Maa'ida 48-50... Soo Jeedinta Sh. Maxamed Sh. Cumar Dirir

Sh. Mustafe X.Ismaaciil Haaruun Cudurada Qalbiga Ku dhaca (Al Qalbu Saliim)

Sh. Mustafe X.Ismaaciil Haaruun Cudurada Qalbiga Ku dhaca (Al Qalbu Saliim)