fbpx
Friday, March 29, 2024
HomeWararkaAl-Shabaab oo faahfaahin ka bixisay weerar lagu dilay taliyihii Nabad sugidda gobolka...

Al-Shabaab oo faahfaahin ka bixisay weerar lagu dilay taliyihii Nabad sugidda gobolka Gedo

Kooxda Al-Shabaab ayaa sheegatay masuuliyadda weerar lagu dilay taliyihii Hay’adda Nabad-Sugidda Qaranka (NISA) ee gobolka Gedo Cabdiraxmaan Cabdulaahi Aadan (Bakaal Kooke), sida ay sheegtay warbaahinta ku hadashada Afka Al-Shabaab ee SomaliMemo.

Taliyihii Hay’adda Nabad-Sugidda gobolka Gedo ayaa lagu qarxiyay tuulada Suul Alle oo ku dhow degmada Luuq.

Hawlgal ay Al-Shabaab ku sheegtay inuu ahaa mid qorshaysan ayaa waxaa lagu dilay taliyihii ugu sareeyay sirdoonka Gedo.

Weerarkan ayaa ku soo beegmaya xilli dagaalka ka dhanka ah kooxda A-Shabaab ee ay dowladda Soomaaliya iclaamisay uu weli socdo.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Arimaha Diinta

Afsoomaaliga buugaagta ku qoran ma badna, inta qoranna dhanka samaha uma badna…..” Sh. Mustafe Xaji Ismacil

Afsoomaaliga buugaagta ku qoran ma badna, inta qoranna dhanka samaha uma badna…..” Sh. Mustafe Xaji Ismacil

Sheekh Almis Yaxye Oo Ku Baaqay in la sameeyo Jeegaan Diimeed..Daawo

Sheekh Almis Yaxye Oo Ku Baaqay Jeegaan Diimeed..Daawo

Sidee Loo Helaa Macaanka Cibaadada” Sheekh Maxamed Cumar Dirir.

Sidee Loo Helaa Macaanka Cibaadada" Sheekh Maxamed Cumar Dirir.

Tafsiir Gaagaaban || Casharka 189 aad || Al-Maa’ida 48-50… Soo Jeedinta Sh. Maxamed Sh. Cumar Dirir

Tafsiir Gaagaaban || Casharka 189 aad || Al-Maa'ida 48-50... Soo Jeedinta Sh. Maxamed Sh. Cumar Dirir

Sh. Mustafe X.Ismaaciil Haaruun Cudurada Qalbiga Ku dhaca (Al Qalbu Saliim)

Sh. Mustafe X.Ismaaciil Haaruun Cudurada Qalbiga Ku dhaca (Al Qalbu Saliim)