Dalka Sweden ayaa Turkiga u gacan galiyay nin lagu eedeeyay inuu xiriir la lahaa argagixisada, sidda ay sheegtay warbaahinta dalkaasi Turkiyey. Tallaabadan ayaa ku soo beegmaysa, xilli uu dalka Sweden uu doonayo inuu hagaajiyo xiriirka uu la leeyahay Turkiga, maadaama Turkiga oo xubin ka ah NATO uu shuruudo ku xiray, ku biiritaanka Sweden ee ururka NATO.
Xigasho VOA SOMALI