Dalalka G-7, Australia iyo Midowga Yurub ayaa isku raacay in aan lagu iibsan gaaska Ruushka wax ka badan lixdan doollar foostadii, waxayna tallaabadan qayb ka tahay qorsheyaal ay wadamadaasi ku doonayaan in ay ku yareeyaan dhaqaalaha Ruushku ku bixinayo dagaalka Ukraine.