fbpx
Saturday, September 23, 2023
HomeWararkaWareysi: Wasiirka Amniga Aw-Xirsi oo ka badbaaday weerarka Hotel Villa Rays

Wareysi: Wasiirka Amniga Aw-Xirsi oo ka badbaaday weerarka Hotel Villa Rays

Maleeshiyada ururka Al-Shabaab ayaa weli ka dhex dagaalamaya Hoteelka Villa Ray soo ku yaalla meel u dhow madaxtooyada Soomaaliya.
Booliiska Soomaaliya ayaa sheegay inay hoteelka kasoo badbaadiyeen dad badan oo iskugu jira rayid iyo mas’uuliyiin.

Haddaba dadka ka badbaaday weerarkan waxaa ka mid ah wasiiru dowlaha Wasaaradda Deegaanka iyo Isbeddelka Cimilada Aadan Aw Xirsi.

Sahra Cabdi Axmed ayuu uga warramay sida ay wax u dhaceen.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Arimaha Diinta

Afsoomaaliga buugaagta ku qoran ma badna, inta qoranna dhanka samaha uma badna…..” Sh. Mustafe Xaji Ismacil

Afsoomaaliga buugaagta ku qoran ma badna, inta qoranna dhanka samaha uma badna…..” Sh. Mustafe Xaji Ismacil

Sheekh Almis Yaxye Oo Ku Baaqay in la sameeyo Jeegaan Diimeed..Daawo

Sheekh Almis Yaxye Oo Ku Baaqay Jeegaan Diimeed..Daawo

Sidee Loo Helaa Macaanka Cibaadada” Sheekh Maxamed Cumar Dirir.

Sidee Loo Helaa Macaanka Cibaadada" Sheekh Maxamed Cumar Dirir.

Tafsiir Gaagaaban || Casharka 189 aad || Al-Maa’ida 48-50… Soo Jeedinta Sh. Maxamed Sh. Cumar Dirir

Tafsiir Gaagaaban || Casharka 189 aad || Al-Maa'ida 48-50... Soo Jeedinta Sh. Maxamed Sh. Cumar Dirir

Sh. Mustafe X.Ismaaciil Haaruun Cudurada Qalbiga Ku dhaca (Al Qalbu Saliim)

Sh. Mustafe X.Ismaaciil Haaruun Cudurada Qalbiga Ku dhaca (Al Qalbu Saliim)