fbpx
Friday, March 29, 2024
HomeWararkaShirkada Isgaadhsiinta Casriga ah ee Telesom oo Shir Caalami ah Magaca Somaliland...

Shirkada Isgaadhsiinta Casriga ah ee Telesom oo Shir Caalami ah Magaca Somaliland kaga qayb gashay + Sawiro

Hargeysa(Haldoor News):- Shirkadda Telesom Waxay Ku Faraxsan Tahay Inay Magaca Somaliland Kaga Qayb Gasho Shalay, Salaasa, 23 Nov, 2022 Shirka Caalamiga Ah Ee Ganacsiga Afrika (Africa Business Forum – 2022), Kaas Oo Uu Sannad Walba Qaban-Qaabiyo Dalka Taiwan, Gaar Ahaan Bureau Of Foreign Trade (BOFT), MOEA, TAITRA Iyo Africa Taiwan Economic Forum (ATEF).

Shirkan Waxa Lagaga Hadlayay Hayaanka Iyo Fursadaha Tiknoolajiyadda Iyo Warshadaha (Digital And Industrial Trends And Opportunities).

Shirka Waxa Ka Qayb-Galay Waddamo Badan Oo Afrikan Ah Sida: Eswatini, Ghana, South Africa, DR Congo, Nigeria, Algeria, Somaliland, Egypt, Tanzania Iyo Rwanda.

Dhammaan Waddamadaasi Waxay Soo Bandhigayeen Sida Ay Ugaga Faa’iidaysteen Tiknoolajiyadda Dhinacyada Horumarineed Gaar Ahaan E-Commerce & Digital Development, Medical Equipment, Security Industry, Manufacturing Sector, Renewable Energy (Solar & Wind), Agriculture & Food Processing.

Ugu Dambayntii, Telesom Waxay Ku Soo Bandhigtay Shirkaasi Horumarka TIKNOOLAJIYADDA & ISGAADHSIINTA SOMALILAND Iyo Geeddi Socodka FACA 5AAD Ama 5G Ee Somaliland.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Arimaha Diinta

Afsoomaaliga buugaagta ku qoran ma badna, inta qoranna dhanka samaha uma badna…..” Sh. Mustafe Xaji Ismacil

Afsoomaaliga buugaagta ku qoran ma badna, inta qoranna dhanka samaha uma badna…..” Sh. Mustafe Xaji Ismacil

Sheekh Almis Yaxye Oo Ku Baaqay in la sameeyo Jeegaan Diimeed..Daawo

Sheekh Almis Yaxye Oo Ku Baaqay Jeegaan Diimeed..Daawo

Sidee Loo Helaa Macaanka Cibaadada” Sheekh Maxamed Cumar Dirir.

Sidee Loo Helaa Macaanka Cibaadada" Sheekh Maxamed Cumar Dirir.

Tafsiir Gaagaaban || Casharka 189 aad || Al-Maa’ida 48-50… Soo Jeedinta Sh. Maxamed Sh. Cumar Dirir

Tafsiir Gaagaaban || Casharka 189 aad || Al-Maa'ida 48-50... Soo Jeedinta Sh. Maxamed Sh. Cumar Dirir

Sh. Mustafe X.Ismaaciil Haaruun Cudurada Qalbiga Ku dhaca (Al Qalbu Saliim)

Sh. Mustafe X.Ismaaciil Haaruun Cudurada Qalbiga Ku dhaca (Al Qalbu Saliim)