fbpx
Thursday, November 30, 2023
HomeWararkaDilka 10 Qof oo ka dhacay Virginia Maraykanka iyo Nin hubeysan oo...

Dilka 10 Qof oo ka dhacay Virginia Maraykanka iyo Nin hubeysan oo Fuliyey.

Virginia US 23-11-2022 Arbaca  (Haldoor News):- Nin hubeysan ayaa ilaa 10 qof ku dilay dukaan ku yaalla Chesapeake, ee gobolka Virginia ee dalka Mareykanka, sida ay booliisku sheegeen.

Nin la rumeysan yahay in uu ahaa maamulaha dukaanka ayaa rasaas ku furay dadkii halkaas ku sugnaa kadibna waa uu is dilay.

Maamulka magaalada Chesapeake ayaa bartooda twitterka ku soo qoray “boolisku waxay xaqiijinayaan dhacdo dhimasho sababtay oo ka dhacday dukaanka Walmart”. Weli faahfaahin dheeraad ah kama aysan soo bixinin, balse sarkaal ka tirsan booliiska oo ka hadlay dhacdadaan ayaa sheegay in dad aan ka badneyn 10 qof lagu dilay tiro kalena lagu dhaawacay.

Senatar ka tirsan gobolka Virginia Louise Lucas ayaa sheegay inay “gabi ahaanba aad uga niyad jabtay” waxa ay ku tilmaantay “Toogashadii ugu dambaysay ee Maraykanka”. Waxay ku dartay: “Ma nasan doono ilaa aan helno xal lagu soo afjarayo rabshadaha hubaysan ee dalkeena ku soo badanaya”.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Arimaha Diinta

Afsoomaaliga buugaagta ku qoran ma badna, inta qoranna dhanka samaha uma badna…..” Sh. Mustafe Xaji Ismacil

Afsoomaaliga buugaagta ku qoran ma badna, inta qoranna dhanka samaha uma badna…..” Sh. Mustafe Xaji Ismacil

Sheekh Almis Yaxye Oo Ku Baaqay in la sameeyo Jeegaan Diimeed..Daawo

Sheekh Almis Yaxye Oo Ku Baaqay Jeegaan Diimeed..Daawo

Sidee Loo Helaa Macaanka Cibaadada” Sheekh Maxamed Cumar Dirir.

Sidee Loo Helaa Macaanka Cibaadada" Sheekh Maxamed Cumar Dirir.

Tafsiir Gaagaaban || Casharka 189 aad || Al-Maa’ida 48-50… Soo Jeedinta Sh. Maxamed Sh. Cumar Dirir

Tafsiir Gaagaaban || Casharka 189 aad || Al-Maa'ida 48-50... Soo Jeedinta Sh. Maxamed Sh. Cumar Dirir

Sh. Mustafe X.Ismaaciil Haaruun Cudurada Qalbiga Ku dhaca (Al Qalbu Saliim)

Sh. Mustafe X.Ismaaciil Haaruun Cudurada Qalbiga Ku dhaca (Al Qalbu Saliim)