fbpx
Tuesday, March 19, 2024
HomeWararkaDowladda Soomaaliya oo mamnuucday in Alshabaab loogu yeero magac aan ahayn Khawaarij

Dowladda Soomaaliya oo mamnuucday in Alshabaab loogu yeero magac aan ahayn Khawaarij

Isniin, November, 7, 2022 (Haldoor News) – Wasaaradda awqaafta iyo arrimaha diinta ee dowladda Soomaaliya ayaa awaamiir cusub oo ay soo saartay ku sheegtay in aan Al-Shabaab loogu yeerin magaca aan aheyn Khawaarij.
Awaamiirta kasoo baxday wasaaradda awqaafta iyo arrimaha diinta ayaa lagu mamnuucay faafinta ‘fikirka kooxda Al-Shabaab ee ku saleysan riddada, dilka iyo is-miidaaminta.

Wasaaradda waxay kaloo mamnuucday in culimada Soomaaliyeed ay la macaamilaan Al-Shabaab, waajibaadna uu ka saaran yahay taageeridda gulufka ka dhan ah Alshabaab.
Go’aannadan ayaa qeyb ka ah fatwo lagu taageerayo ciribtirka Alshabaab oo kasoo baxay shirkii wasaaradaha arrimaha awqaafta dowladda federalka iyo dowlad goboleedyada.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Arimaha Diinta

Afsoomaaliga buugaagta ku qoran ma badna, inta qoranna dhanka samaha uma badna…..” Sh. Mustafe Xaji Ismacil

Afsoomaaliga buugaagta ku qoran ma badna, inta qoranna dhanka samaha uma badna…..” Sh. Mustafe Xaji Ismacil

Sheekh Almis Yaxye Oo Ku Baaqay in la sameeyo Jeegaan Diimeed..Daawo

Sheekh Almis Yaxye Oo Ku Baaqay Jeegaan Diimeed..Daawo

Sidee Loo Helaa Macaanka Cibaadada” Sheekh Maxamed Cumar Dirir.

Sidee Loo Helaa Macaanka Cibaadada" Sheekh Maxamed Cumar Dirir.

Tafsiir Gaagaaban || Casharka 189 aad || Al-Maa’ida 48-50… Soo Jeedinta Sh. Maxamed Sh. Cumar Dirir

Tafsiir Gaagaaban || Casharka 189 aad || Al-Maa'ida 48-50... Soo Jeedinta Sh. Maxamed Sh. Cumar Dirir

Sh. Mustafe X.Ismaaciil Haaruun Cudurada Qalbiga Ku dhaca (Al Qalbu Saliim)

Sh. Mustafe X.Ismaaciil Haaruun Cudurada Qalbiga Ku dhaca (Al Qalbu Saliim)