15.2 C
Hargeisa
Tuesday, February 7, 2023

Qaraxyo Is Xig Xigay Iyo Hoobiyayaal Ka Dhacay Magaalada Muqdisho.

Nov. 05 (Haldoor News) -Wararka naga soo gaaraya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in qaraxyo iyo hoobiyahaal sababay khasaare kala duwan uu ka dhacay degmooyin dhowr ah.

Ex-Control Afgooye, Seydka, Xero Nac nac iyo Isbartiibada Warta Nabada ayaa la soo sheegayaa iney qaraxyo ka dhaceen kuwaasoo dhaliyay khasaare dhimasho iyo dhaawacba leh.

Sidoo kale buundooyinka Waaberi iyo Xamar Jajab ayey kusoo dheceen ilaa saddex hoobiye, xili xaaladda magaalada ay eheyd mid kacsan.

Xerada Jeneraal Dhega Badan oo hore loogu yaqiinay xero Nac nac ayaa sidoo kale qarax Ismiidaamin ah ka dhacay, iyadoo gawaari lagula cararay dhaawacyada sidoo kale qarax kale wadada lagula eegtay, taasoo khasaaraha sii kordhisay.

 

la Xidhiidha

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisement -

Arimaha Diinta