24.3 C
Hargeisa
Friday, January 27, 2023

Gudoomiyaha iyo Musharaxa Xisbiga Wadani oo Ceerigaabo Gaadhay ayaa soo dhawayn loo sameeyey.+Sawiro

Ceerigaabo 3-Nov-2022 Khamiis -(Haldoor News):- Musharaxa Madaxwayne ee Xisbiga Wadani iyo Gudoomiyaha Xisbigaasi ayaa Socdaal ku tegay magaalada Ceerigaabo.

Gudoomiyaha iyo Musharaxa oo soo dhawayn kala kulmay Bulshada magaalada Ceerigaabo ayaa Khudbado halkaasi uga jeediyey.

Musharax Ciro oo isagu hadlay ayaa waxaa uu yidhi Sidan.

“Muuse Biixi sifo sharci ah ayuu ku noqday Madaxweyne, sharci darrana kuma joogi karo kursiga,13ka November marka la gaadho Madaxweyne kuuma aqoonsanin.

Muuse waligiiba ha meeraysto, wakhtigaagii wuu ka dhammaaday, waanad ka tagaysaa kursiga. Muddo kordhin xaaraan ahma ma aqbaleyno, doorasho ayaanu diyaar u ahay. Doorasho, Doorasho!

Dr Cabdiraxmaan Cirro

Murashax Madaxweyne. ee Xisbiga WADDANI.

la Xidhiidha

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisement -

Arimaha Diinta