Friday, March 29, 2024
HomeWararkaDadkan Shalay Codka Ayeynu Ka Doonayney Maanta Inaga Ayey Inoo Baahan Yihiin"...

Dadkan Shalay Codka Ayeynu Ka Doonayney Maanta Inaga Ayey Inoo Baahan Yihiin” Xil Cabdirashiid

Berbera(Haldoor News):- Xildh. Cabdirashid Maxamed oo ka mid ah Mudanayaasha Golaha Deegaanka ee Berbera ayaa Booqday dad danyar ah oo ay dawlada Hoose ee Berbera ka rartay gudaha magaalada iyadoona gaysay goobo cidlo ah oo hay la,aan ah .
Mudanaha oo ka dayriyey Xaaladooda dadkan danyarta ah ayaa baaqyo u kala diray Bulshada iyo Mudanayaasha golaha deegaanka Berbera. Hoos ka Daawo Muuqaal

Dadkan Shalay Codka Ayeynu Ka Doonayney Maanta Inaga Ayey Inoo Baahan Yihiin

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Arimaha Diinta

Afsoomaaliga buugaagta ku qoran ma badna, inta qoranna dhanka samaha uma badna…..” Sh. Mustafe Xaji Ismacil

Afsoomaaliga buugaagta ku qoran ma badna, inta qoranna dhanka samaha uma badna…..” Sh. Mustafe Xaji Ismacil

Sheekh Almis Yaxye Oo Ku Baaqay in la sameeyo Jeegaan Diimeed..Daawo

Sheekh Almis Yaxye Oo Ku Baaqay Jeegaan Diimeed..Daawo

Sidee Loo Helaa Macaanka Cibaadada” Sheekh Maxamed Cumar Dirir.

Sidee Loo Helaa Macaanka Cibaadada" Sheekh Maxamed Cumar Dirir.

Tafsiir Gaagaaban || Casharka 189 aad || Al-Maa’ida 48-50… Soo Jeedinta Sh. Maxamed Sh. Cumar Dirir

Tafsiir Gaagaaban || Casharka 189 aad || Al-Maa'ida 48-50... Soo Jeedinta Sh. Maxamed Sh. Cumar Dirir

Sh. Mustafe X.Ismaaciil Haaruun Cudurada Qalbiga Ku dhaca (Al Qalbu Saliim)

Sh. Mustafe X.Ismaaciil Haaruun Cudurada Qalbiga Ku dhaca (Al Qalbu Saliim)
Exit mobile version