24.8 C
Hargeisa
Saturday, February 4, 2023

Dadkan Shalay Codka Ayeynu Ka Doonayney Maanta Inaga Ayey Inoo Baahan Yihiin” Xil Cabdirashiid

Berbera(Haldoor News):- Xildh. Cabdirashid Maxamed oo ka mid ah Mudanayaasha Golaha Deegaanka ee Berbera ayaa Booqday dad danyar ah oo ay dawlada Hoose ee Berbera ka rartay gudaha magaalada iyadoona gaysay goobo cidlo ah oo hay la,aan ah .
Mudanaha oo ka dayriyey Xaaladooda dadkan danyarta ah ayaa baaqyo u kala diray Bulshada iyo Mudanayaasha golaha deegaanka Berbera. Hoos ka Daawo Muuqaal

la Xidhiidha

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisement -

Arimaha Diinta