15.4 C
Hargeisa
Monday, December 5, 2022

“Wada’da Tagta Madaxtooyada Gabiley Gole deegaan ahaan waxba kuma lihin” Xildh. Axmed Weli .

Gabiley(Haldoornews):- Mudane ka Tirsan golaha deegaanka ee Degmada Gabiley ayaa Beeniyey in golaha deegaanka Gabiley uu dhisay Jidka Cusub ee Taga Madaxtooyada Gabiley oo dhawaan la hir galiyey.

Jidkan cusub oo Baraha bulshada aad looga hadal hayey, isla markaana bulshadu ay amaanta dhismahaasi siisay Golaha deegaanka Gabiley, ayuu Mudane ka tirsan golaha deegaanku sheegay in aanu iyagu dhisin jidkani.

la Xidhiidha

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisement -

Arimaha Diinta